Haweenayda Muslimada Ahi Siday Uga Faa’idaysan Kartaa Bisha Ramadaan? كيف تنتفع المرأة بشهر رمضان Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
U Jawaabista Cidii Ina Weydiisay Axkaamta Gaalada Dhimatay – 2aad إجابة السائلين عن أحكام موتى الكافرين Nadwada: Waani Oo Baraaruji Waanadu Waa Sahayda Mu,miniinta [Online],Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
U Jawaabista Cidii Ina Weydiisay Axkaamta Gaalada Dhimatay – 1aad إجابة السائلين عن أحكام موتى الكافرين Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Kalmada 3aad: Dhibka Macaasida iyo Raadadkeeda Xunxun شؤم المعاصي، وآثارها السيئة على العباد والبلاد Nadwada: Waani Oo Baraaruji Waanadu Waa Sahayda Mu,miniinta [Online],Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Sidee Baad Uga Mid Noqon Kartaa Addoomaha Alle Ee Wanaagsan كيف تكون من عباد الله الصالحين Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Sidee baad u Wanaajin kartaa Xidhiidhka Adiga iyo Ilaahay كيف تصلح العلاقة بينك وبين الله Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Sideen Uga Dhigi Karnaa Guryaheenna Kuwo Lagu Liibaano كيف نجعل بيوتنا بيوتا سعيدة Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Calmaaniyada iyo Raadka Xun Ee Ay Ku Reebto Ummadda العلمـــانية وآثارهــــا السيّئـة للأمــــة Nadwada: Ka ilaalinta Dhalinyarta Afkaarta Soo Galeetiga تحصن شباب الأمة من الأفكار الدخيلة,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Talooyin Uu Nabigeenu ﷺ Umaddiisa U Jeediyey وصايا نبوية نافعة Nadwo Ku Saabsan: "Ku Dheh Nafahooda Hadal Xeeldheer" Jaamic Al-Khayr - Hargaisa |1441,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Xidhiidhka Ka Dhexeeya Caqiidada, Camalka Iyo Akhlaaqda Nadwo Ku Saabsan: "Ku Dheh Nafahooda Hadal Xeeldheer" Jaamic Al-Khayr - Hargaisa |1441,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Isbadalada Waawayn Ee Caalamka Ka Dhacaya Qiyaamaha Ka Hor التغيرات الكبرى في العالم قبل قيام الساعة Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Raadka Wanaagsan Ee Dacwada Salafiyadu u Leedahahay Dadka iyo Dalka الآثار الحميدة للدعوة السلفية في العباد والبلاد Nadwada 2aad Oo Ah "Tani Waa Salafiyadii Ee Garta" هذه هي السلفية فاعرفوها,Nadwada 2aad Oo Ah "Tani Waa Salafiyadii Ee Garta" هذه هي السلفية فاعرفوها,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Sideen Nafteena Ugu Diyaar Garaynaa Bisha ramadaan | كيف نهيئ أنفسنا في شهر رمضان Muxaadarooyin,Sheekh Axmed iid,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Dardaarano Muhiima oo Ku Saabsan Manhajka Salafiga Ah {Qaybta 2aad} وصايا مهمة في المنهج السلفي Masjid Cumar Bin Al-Khadaab,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
8. Qisada Nin Janada Ku Galay Geed Uu Wadada Ka Jaray Qisooyin Lagu Cibro Qaato - قصص وعبر,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
7. Qisada Gabadh Naarta Ku Gashay Bisad Ay Xidhay Qisooyin Lagu Cibro Qaato - قصص وعبر,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
6 Qisada Nin Iyo Gabadh Ey Haraadan Waraabiyey Qisooyin Lagu Cibro Qaato - قصص وعبر,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
5. Qisadii Ninkii Khamriga Ka Ganacsan Jiray iyo Daanyeerkiisa Qisooyin Lagu Cibro Qaato - قصص وعبر,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
2. Qisadii Labadii Nin ee Lacagta Kala Amaahday Qisooyin Lagu Cibro Qaato - قصص وعبر,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Waxyaabaha Soonka Buriya – 2aad Fahamka Soonka - فقه الصيام,Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Waxyaabaha Soonka Buriya – 1aad Fahamka Soonka - فقه الصيام,Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Dadka Loo Ogolyahay Inay Afuraan – 2aad {4-Ramadaan 1438} Fahamka Soonka - فقه الصيام,Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Dadka Loo Ogolyahay Inay Afuraan – 1aad {2-Ramadaan 1438} Fahamka Soonka - فقه الصيام,Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Sidaynu guryaheena uga fogaynaa dhibaatooyinka – كيف نبعد المشاكل عن بيوتنا؟ مع الأسئلة والأجوبة Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Dacwadii Nabiga ayaa Miisaan u ah dacwadaha jira oo dhan – دعوة النبيﷺ ميزان الدعوات Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Xukunka Waxaa Loo Yaqaano Anaashiid Al-Islaami – حكم ما يسمى بالأناشيد الإسلامية – Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi Xukunka Anaashiid Al-Islaami.
Waa Waajib In Macruufka Lagu Adeeco Madaxweynaha, Waana Xaaraan In Lagu Baxo Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Muxuu Yahaya Xukunka Xaakimka Aan Muslimiinta ku Xukumin Waxaan Alle Soo dejiyay? Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Ahlu Bidcada Waxay Yiraahdeen Salafiyiinta Jihaadka Ay Diideen- Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi Shubuhaatka.
Ahlu Bidcuhu Waxay Yiraahdeen Salafiyiinta Gaalada Ayay Soo Dhaweeystaan – Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi Shubuhaatka.
Shafeeco Maxaa La Yiraahdaa? Shafeecada Nabiga Calayhi Salaam Waa Sidee? Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Caddaynta Xukunka in haweeni dowlad hoggaamiso (التبيان في حكم إمارة النساء) Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Sida Loo Xurmeeyay Dhiiga Muslimiinta Sida Maanta Loo Fududeystay – Sheekh C/laahi Barbaraawi Dilalka.
Culimada Islaamka Waxay Ka Yiraahdeen Qofkii Wax ku Xukuma Waxaan Alle Soo Dejin – Sheekh C/laahi Barbarawi Takfiirka.
Qof Hadaad Gaal Tiraahdo Waa Isaga Haddu Noqon Waayo Waa Korkaada Meel Cidla Ah Fariisan meyso Kalmadaas – Sheekh C/laahi Barbaraawi Takfiirka.
Xisbiyada Waxay Yiraahdaan In Aan Amiir sameeysano Waxaan U daliishanaa Imaarada Safarka – Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi Shubuhaatka.
Xisbiyada Waxay Yiraahdaan Salafiyiinta Gaalada Way Ka Nabad gashay Muslimiinta Ayay Isku Garaacayaan – Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi Shubuhaatka.
Xisbiyada Waxay Yiraahdaan Salafiyiinta Ummada Muslimiinta Ayay Kala Qeyb Qeybiyaan – Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi Shubuhaatka.
Xisbiyada Waxay Yiraahdaan Salafiyiinta Jihaadka Ayay Diideen – Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi Shubuhaatka.
Ha ka digtoonada Shabaabka Muslimiinta Baaqyada Baadilka ah Iney Naftooda ay Qarxinayaan – Sheekh C/laahi barbaraawi Qaraxyada.
Muxuu Islaamku Ka Qabaa Kooxaha Islaamiga Ah – موقف الاسلام من الجماعات الاسلامية Nadwo: Ugu Digidda Umadda Fitnooyinka Casriga,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Xukunka Dabaaldaga Mowliidka Q 2- (حكم الاحتفال بالمولد النبوي) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Xukunka Dabaaldaga Mowliidka Q 1- (حكم الاحتفال بالمولد النبوي) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Xukunka Qofka Caaya Alle, Rasuulka – (حكم من سب الله أو سب رسوله) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Xukunka Xuska Al Israa Wal Micraaj & Bidac Rajab – (حكم الاحتفال بليلة الإسراء والمعراج) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Casharad iyo cibrooyin ku jira Dheelmintii Nabiga Calayhi Salaatu Wasalaam Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Xisaabi Naftada Ka Hor Inta Aan Lag.. (حاسبوا أنفسكم قبل أن تُحاسبوا) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Waxa Maqan Alle Kaliya Ayaa Og – (لا يعلم الغيب الا الله) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Masaail Al Kufri Wal Imaan Qeybta 7aad – (مسائل الكفر والإيمان) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Masaail Al Kufri Wal Imaan Qeybta 6aad – (مسائل الكفر والإيمان) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Masaail Al Kufri Wal Imaan Qeybta 5aad – (مسائل الكفر والإيمان) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Masaail Al Kufri Wal Imaan Qeybta 4aad – (مسائل الكفر والإيمان) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Masaail Al Kufri Wal Imaan Qeybta 3aad – (مسائل الكفر والإيمان) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Masaail Al Kufri Wal Imaan Qeybta 2aad – (مسائل الكفر والإيمان) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Masaail Al Kufri Wal Imaan Qeybta 1aad – (مسائل الكفر والإيمان) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Todoba Arimood Oo Inagu Waajibaya Markaynu Maqallo Amarka Ilaahay Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Wadada Saxda Ah Ee Loo Mari Karo Badalista Xaalada Muslimiinta Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Alle Hadaad U Shukrisaan Wuu Idin Ziyaadinayaa – (لَئِن شَكَرْتُمْ لأَزِيدَنَّكُمْ) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Dagaalka Fitanka Muslimiinta Ka Dhexdhaco – (قتال الفتنة بين المسلمين) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Qafla Laga Noqdo Geerida & Aakhirada – (الغفلة عن الموت وأمور الآخرة) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Tawjiihaat wa basaair fil cilmi wal camal (xafada kililka hargeysa) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Mus’uuliyada Gabadha Ka Saaran In Dadka Ay dacwada Ugu Yeerto? Q 1aad Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Mus’uuliyada Gabadha Ka Saaran In Dadka Ay dacwada Ugu Yeerto? Qeybta 2aad Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
فمن كان يعبد رمضان فإن رمضان قد فات ومن كان يعبد الله فإن الله حى لا يمـوت Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Salaf Yaa La Yiraahdaa? In La Racaase Xukunkiisa Muxuu Yahay? Q 1aad Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Salaf Yaa La Yiraahdaa? In La Racaase Xukunkiisa Muxuu Yahay? Q 2aad Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
إن الله أمر يحيى بن زكريا بخمس كلمات أن يعمل بهن وأن يأمر بنى إسرائيل أن يعملوا بهن Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Raadka Ay Magacyada Alle Ku Leeyihiin Xaqiijinta Cibaadada (Gebilay) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Farqiga U Dhaxeeya Dacwa Salafiyyah iyo Dacwooyika Khilaafa – (الفروق الجلية بين الدعوة السلفية والدعواة الخلفية الحركية السياسية) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Kalimaat Raad Kaga Tagaaya Qofka Qalbigiisu Soo Jeedo (Q 2aad) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Kalimaat Raad Kaga Tagaaya Qofka Qalbigiisu Soo Jeedo (Q 1aad) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Maxaa Aynu Ka Baranaynaa Bisha Ramadaan ee Barakaysan? – (ماذا نتعلم من شهر رمضان المبارك) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
U Fiirsasho Xadiithka “Ilaahay Qofkuu Khayr La Rabo Wuxuu Fahansiiya Diinta – (تأملات في حديث من يرد الله به خيرا يفقهه في الدين) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Xishoodku Waa Quruxda Gabadha ee Dhabta Ah – (الحياء جمال المرأة الحقيقي) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Isbadalka Ku Dhaca Shayga Sababtiisa iyo Daawayntiisa- (الإنتكاسة أسبابها وعلاجها) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Fadliga uu Leeyahay in La Xaadiro Xalaqaatka Cilmiga – (فضل حضورحلقات العلم) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Yeedhmooyinka u Yeedhay Allaha Raxmaanka Ah Dadka Eemaanka Leh – (نداءاة الرحمن إلى أهل الإيمان) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
In Lays Jeclaysiiyo Dadka In Alle Loogu Yeedho – (الترغيب فى الدعوة إلى الله) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Cilmigu Waa Dhaxalkii Laga Dhaxlay Anbiyada – (العلم ميراث الأنبياء) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Waanu Soo Dadaalnay Ramadaantii Laakiin Xaalkeenu Waa Sidee Bacda Ramadaan – (اجتهدنا فى رمضان فكيف حالنا بعد رمضان) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Ka Ku Aflagaadeeyay Isagaa Dabar go’ay – (إن شانئك هو الأبتر ) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Aqoonso Allahaada waqtiga aad barwaaqaysan tahay, haku aqoonsadee oo ha kuu gargaaree waqtiga aad dhibban tahay – (تعرّف إلى الله في الرخاء يعرفك في الشدة ) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Himmaddeennu ha sarreyso marka aan toosinta ka shaqaynayno – (علو الهمة في الإصلاح) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Wanaag samee, kana digtoonow jidka xuma wadayaasha – (واصلح ولا تتبع سبيل المفسدين) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Ma jaahiliyadii ayaydun iskugu habar wacanaysaan anigoo idin dhex jooga – (أبدعوى الجاهلية وأنا بين أظهركم) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Tusaale Nebi oo Waano Xeeldheer Ku Jirto – (مثل نبوي فيه موعظة بليغة) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Tilmaamaha Ahlul Bidca ee ugu Muuqashada Badan – (من أظهر سمات أهل البدع) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Talooyin iyo Guubaabo ku Wajahan Ardayda Jaamaca Al-Islaamiyyah – (نصائح وتوجيهات لطلاب الجامعة الإسلامية) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Haweenkii Saxaabada Ahaa & Haweenka Maanta – ( نساء الصحابة ونساء اليوم ) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Xasuusta Geerida & Raadka Ay Ku Leedahay Qofka Muslimka Noloshiisa – ( ذكر الموت وأثره في حياة المسلم ) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Waanooyin Dhaxalgal Ah oo Ku Wajahan Ardayda – ( نصائح غالية لطلبة العلم) Muxaadarooyin,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Sidee Tawxiidka Guryaheena Uga Oognaa -كيف نقيم التوحيد في بيوتنا – March 2, 2016 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Asbaabaha Keena Ku Sugnaashada Manhajka Salafka – عوامل الثبات على المنهج السلفي – March 5, 2016 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Ka Digidda Fitnada Gaalaysiinta iyo Is Qarxinta – التحذير من فتنة التكفير والتفجير Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Sakada Ganacasiga Iyo Lacagaha – مسائل في زكاة النقدين و أموال التجارة Dawro Ku Saabsan Axkaamta Zakada {1437},Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Suaalo Iyo Jawaabo الفتاوى الشرعية في الأمورة المهمة Nadwo Cilmiyeed Oo Ku Saabsan: Dhawritaanka Haweenayda Muslimadda Ah تحصين المرأة المسلمة - Masjid Daarul Iimaan,Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Su’aasha 67aad: Inan Baanu Online-Ka Wax Ku Wada Dhignaa, Iyadaana Iska Leh, Wakhti Cayimana Waa Ay Leedahay, Arday Cusub Baa Soo Korodhay, Wakhtigii Aan La Shaqaynayay Wakhti Ka Baxsan, Ma La Gaar Noqon Karaa Oo Lacagta Ma Ka Qaadan Karaa Ardaydaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 66aad: Ninka Aabihii, Gabadha Sodohda U Ah, Ee Aan Ayaydiina Ahayn, Miyay Maxram U Noqon Kartaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 65aad: Ninku, Gabadha Adeerkii Ama Abtigii Maxram Ma U Noqon Karaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 64aad: Gabadhu, Wakhtiga Caadada Masaajidka Ma Ku Nagaan Kartaa, Iyadoo Doonaysa Inay Wax Ku Akhrisato? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 63aad: Qofku Haduu Is Miisaamo, Ma Sadaqad Baa Lagu Leeyahay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 62aad: Culimada Salafiyiinta Ah Ee Soomaaliyeed Iyo Kuwa Kale Maxaan Ku Kala Garanayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 61aad: Aabahay Ayaa Geeriyooday, Guryuhuu Ka Tagayna, Qaadlayaal Baa Laga Kireeyay, Danbi Aabahay Ma Ka Soo Gaadhayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 60aad: Salaada Marka La Tukanaayo, Qur,Aanka Ma Laga Akhrin Karaa Musxafka? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 59aad: Haddii Ay Gabadhu Xidhato Wax Ka Turjumaya Jacaylka Ninkeeda Sida Xarafka Ugu Horeeya Ama Magaciisa Oo Dhan Gacantana Ay Ku Xidhito Ama Silsilad Ahaan U Xidhato Xukunkeedu Muxuu Noqonayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 58aad: Ilamaha Yar Ee Aan Dhamayska Ahayn Ee Caloosha Ku Dhintay Miyuu U Shafeecad Qaadayaa Waalidkii? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 57aad: Ataxiyaatka Hore Xukunkiisu Waa Maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 56aad: Gabadhu Iyadoo Xayd Leh Haddii La Furo, Dalaaqaasi Ma Ansaxayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 55aad: Waxaa Jira Dadka Qaarkood Oo Lacag Bixiya Si Looga Diwaan Galiyo Haayad Siisa Raashin, Lacagtaasi Ma Laaluush Bixin Baa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 54aad: Ilmaha Caloosha Ku Jira Hadii La Rabo In La Ogaado In Uu Lab Iyo Dhedig Yahay Xukunkeedu Waa Maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 53aad: Ninka Habaryartay Iyo Ka Walaashay Qaba Miyay Maxram Ii Yihiin Oo Sida Maxramkayga Ma Ula Dhaqmayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 52aad: Waxaynu Ogsoonahay In Ay Qofka Dumarka Ahi Adeecdo Ninkeeda, Hadaba Hadii Uu Ninkeedu Ku Yidhaah Dhakhtar Ma Tagi Kartid Ilaa Aad Ii Sheegto Aniga Oo Iyaduna Iska Tagto Miyay Noqonaysaa Mid Macsiya Ku Dhacday? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 51aad: Waa Maxay Xukunka Xiirista Timaha Qofka Jidhka Kaga Yaala Sida Wajiga, Lugaha Iyo Gacmaha? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 50aad: Qasiidooyinka Nabi Amaanka Ah Ee Muusiguna La Socdo Xukunkoodu Waa Maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 49aad: Xaaskaygu Waxay Caydaa Diintayda Oo Ma Iga Furmaysaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 48aad: Xukunka, Waalidka Ubadkiisa Tv-Ga Usoo Dhigaya Guriga Ee Ka Daawanaya Musalsalaadka Iyo Waxa Diintooda & Caqiidadooda Dhaawacaya? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 47aad: Gabadhu Haday Ninkeeda Furiin Waydiisato, Waata Janadu Ka Xaaraan Ka Ah, Wakhtigii Rasuulkana Scw Waxaa Dhacday, Gabadh Saaxabiyad Ahi Inay Rasuulka Usheegtay, Inay Nacday Ninkeedii, Kuna Yidhi Rasuulku _Salallaahu Calayhi Wasallam_ Ma U Celinaysaa Beertii Uu Meherka Kuu Siiyay, Haa Markay Tirina, Saxaabigii Ku Yidhi, Beertaada Qaado Oo Gabadhaa Iska Fasax. Markaa 2daa Xadiis Sidee Laysku Waafajinayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 46aad: Xukunka, Gabadhu Iyadoo Aroos Dumar Tagaysa Haday Jilbaabka Ka Tagto, Waliba Hadhow Markay Soo Noqonaysona Gaadhiga Rag Baa La Saaran, Sida Dareewalkii Oo Kale? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 45aad: Xukunka, Waxyaabaha Caruurta Lagu Ciyaarsiiyo, Ee Leh Sawir Qaabkii Xayawaanka Usamaysan Sida: Ey, Faras & Wixii La Mida? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 44aad: Qof Baan U Cadhooday, Waxaanan Ku Idhi, Hadaan Kula Hadlo Muslimba Ma Ihi, Hadaan La Hadlo Miyaan Gaaloobayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 43aad: Salaadii Cishaa’i Ayaan Ka Seexday, Hadana Waan Soo Baraarugay Dabadeedna Dib Baan U Seexday, Ma Ku Danbaabayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 42aad: Gabadhu Markay Gurigeeda Ku Tukanayso, Shalmad Ma Ku Tukan Kartaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 41aad: Xukunka Soo Dirista Kalmada (لا اله الا الله) Oo Qoraala, Intasoo Qof Gaadhsii, Hadadii Kale Waxaa & Waxaasaa Kugu Dhacaya? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 40aad: Dumarku Marka Ay Joogaan Gurigooda Ma Ku Tukan Karaan Maro Aan Xijaab ahayn? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 39aad: Xukunka Hadii Ninku Xaaskiisa Ku yidhaahdo Waxaa samee, Hooyadii Oo Gabadha Sodohdeedana Ku Tidhaahdo Ha Samayn? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 38aad: Xukunka, qof aan cafiyey anigoon u sheegin, markuu iiyimi oo cafis i waydiistayna kumaan cafiyin aan ku idhi? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 37aad: Qof Dumara Ayaa Alaab ii Dhiibatay, Waanay Geeriyootay Ehelkeedana Garanmaayo? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 36aad: Xukunka Qof Dumara, Oo Ku Nadartay inay Soomta 15 Cisho Oo Xidhiidha, Ka Dibna Aan Xidhiidhin? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 35aad: Xukunka Qof Dayn Lagu Lahaa, Qofkii Ku Lahaana Dhintay ehelkiisiina Aanu Garanahayn? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 34aad: Gabadhu ninkeedu hadii uuna ka soo bixin xuquuqdeedii iyo mas’uuliyadii uu lahaa in ay adeecdo ma waajib baa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 33aad: Gabadhu marka ay guriga ku tukanayso ma waajib baa in ay codka kor u qaado? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 32aad: Sawirku noocoo doonaba ha ahaadee ma xaaraan baa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 31aad: Taajka ama toobka cad ee dumarku xidhaan habeenka arooska xukunkeedu waa maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 30aad: Salaada cishaai waxaan tukadaa 11 habeenimo, tukashaadaa aan tukanayo xiligaas diintu maxay ka qabtaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 29aad: Fidrigii dhawaa markii la bixinayay ayuu qof dibada ka soo diray lacag fidriga lagu bixin lahaa laakiin waanu ilownay in la bixiyo markaas hadda ma la bixin karaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 28aad: Somaalidu waxay sameeyaan wax caado agtaado ka noqotay oo loo yaqaano gardaadis oo ilmuhu markuu jiro 40 cisho ayaa qof kale lagu gardaadiyaa, walibana waxay aaminsanyihiin ilmahaasi in uu la mid noqonayo qofkaa lagu gardaadiyay. Xukunkeedu waa maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 27aad: Haddii shay la kala iibsanayo oo lagu yidhaah hadii aad hadda iibsato shaygu waa $140, haddii aad amaahatana waa $150 xukunkeedu waa maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 26aad: Wiil aanu ilmaabti nahay ayaan booqday isagoo xanuunsaday markaas ayuu igu yidhi waad i jeclayd oo adiga ayaa i cowray markaas ayaan ana ku idhi waad i dulmisay oo waa inoo ilaahay hortiis qiyaamaha, arintaa aan ku idhi miyaan ku dambaabayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 25aad: Waan gartay in hilibka geelka laga waysaysanayo laakiin subagiisa malaga waysaysanayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 24aad:Kitaabka Qur’aanka markuu qof sido gacanta bidixda ma ku qaadi kara Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 23aad: Waxaanu walaalo nahay agoon yar yar oo agoonta abtiyaashood qaarkood way xanuunsanayaan oo waxba ma haystaan agoonta xoolohooda wax malaga siin karaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 22aad: Markaan guriga joogo xijaab ma xidho laakiin mararka qaar Ayaan dibida u baxaa anoo dalad xidhan oo aan xidhnayn xijaabkii waajibka ahaa. Xukunkeedu waa maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 21aad: Wiil iyo gabadh ku heshiiyay guur oo guurkii ka hor timiday gabadha hooyadeed oo ku diiday in uu wiilku yahay reer koonfur, markaas in ay isla baxsadaan xukunkeedu muxuu noqonayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 20aad: Qofka yidhaahda eray Qur’aanka ka mid ah ayaa mid la abuuray ah xukunkiisu muxuu noqonayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 19aad: Hooyooyinka ubadkooda ku caayaya qaabka abuurkooda sida “bahalyohow madaxa wayn” xukunkeedu muxuu yahay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 18aad: Caruurta agoonta ah ee aan la daganahay cuntadooda ma la cuni karaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 17aad: Raga iyo dumarka ajanabiga kala ah wax ma isku hadyayn karaan? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 16aad: Hadii macalinku xanuunsado ardaydii dumarka ahaa ma booqan karaan? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 15aad: Gabadhu haddii ay geeriyooto udug (cadar) mala marin karaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 14aad: Xoolaha qaad laga shaqeeyay ma laga afuri karaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 13aad: Ka waran ninku gabadha uu guurka kala sheekaysanayo oo ku yidhaah waa xaaskaygii iyo wax la midka ah intayna is guursan ba? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 12aad: Xukunka ardayda intay lacag iska ururiyaan si ay u siiyaan macalinka imtixaanka ilaalinaya si uu ugu fudaydiyo qishka imtixaanka? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 11aad: Labo qof hadii ay kala iibsadaan alaab oo ay ku kala iibsadaan doolar lacagta ay ku kala dayn baxayaan ay kaash tahay xukunkeedu waa maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 10aad: Labada ragcadood ee cishaha ka danbeeya maxay noqonayaan? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 9aad: Salaada cishaai sunayaasha ka dambeeya maxay yihiin? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 8aad: Qofka Socdaalka ah goorma ayuu axkaamta safarku u bilaabmaysaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 7aad: Gabadh iyadoo umul ah u soo gashay bishii ramadaan oo nuujinaysay ilmiheeda fidyada la bixinayo ma iyada ayaa lagu leeyahay mise aabaha dhalay ilmaha? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 6aad: Mataga ilmaha yar suuliga malagu shubi karaa haduu soo matago cuntadii oo aan isbadalin? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 5aad: Xijaabkaan xidhay anoon daahir ahay ma ku tukan karaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 4aad: Hadaan shirkad u shaqeeyo oo mushahar go’an isiiyaan lacagta dheeraadka ah ee ka soo baxa faaidada shirkadu samayso xukunka la qaadanayo waa maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 3aad: Gabadha Maxkamadu iga furto miyay iga furantahay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 2aad: Waa maxay xukunka lagu tasbiixsanayo tusbaxa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Su’aasha 1aad: Ninku gabadhiisuu furay haduu soo ceshado gabadhuna diido ka waran sheekh? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi.
Suaaalo Dumarka Ay Fursad U Heleen Iney Sheekha Weydiiyaan (Masjid Al Ansaar) Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Suaalo & Jawaabo Ku Saabsan Manhajka Salaf (اسئلة وأجوبة حول المنهج السلفي) Aug 2010 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Suaalo & Jawaabo Ku Saabsan Dacwada (لأجوبة الصريحة على أسئلة الدعوية) July, 2011 – Shaban, 1432 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Majaalistii Sabtida ee Masjidul Ansaar Q13 (مجالس السبت في مسجد الأنصار الثالث عشر) Sep , 15, 2012 – Shawaal, 29, 1433 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Majaalistii Sabtida ee Masjidul Ansaar Q12 (مجالس السبت في مسجد الأنصار الثاني عشر ) Sep , 8, 2012 – Shawaal, 22, 1433 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Majaalistii Sabtida ee Masjidul Ansaar Q11 (مجالس السبت في مسجد الأنصار الحادي عشر) Sep , 1, 2012 – Shawaal, 15, 1433 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Majaalistii Sabtida ee Masjidul Ansaar Q10 (مجالس السبت في مسجد الأنصار العاشر) July , 2, 2012 – Shacbaan, 12, 1433 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Majaalistii Sabtida ee Masjidul Ansaar Q8 (مجالس السبت في مسجد الأنصار الثامن ) June , 16, 2012 – Rajab, 26, 1433 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Majaalistii Sabtida ee Masjidul Ansaar Q7 (مجالس السبت في مسجد الأنصار السابع ) June , 9, 2012 – Rajab, 19, 1433 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Majaalistii Sabtida ee Masjidul Ansaar Q6 (مجالس السبت في مسجد الأنصار السادس) May , 25, 2012 – Rajab, 4, 1433 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Majaalistii Sabtida ee Masjidul Ansaar Q5 (مجالس السبت في مسجد الأنصار الخامس) May , 19 2012 – Jumada Al Akhirah, 28 1433 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Majaalistii Sabtida ee Masjidul Ansaar – Q4 (مجالس السبت في مسجد الأنصار الرابع) May , 12 2012 – Jumada Al Akhirah, 21 1433 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Majaalistii Sabtida ee Masjidul Ansaar – Q3 (مجالس السبت في مسجد الأنصار الثالث) May , 5 2012 – Jumada Al Akhirah, 14 1433 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Majaalistii Sabtida ee Masjidul Ansaar – Qaybta 2aad (مجالس السبت في مسجد الأنصار الثاني) April, 21 2012 – Jumada Al Awal, 29 1433 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Majaalistii Sabtida ee Masjidul Ansaar Qaybta 1aad (مجالس السبت في مسجد الأنصار الأول) April, 13 2012 – Jumada Al Awal, 21 1433 Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Su’aalo & Jawaabo Ku Saabsan Zakada – جلسة فتاوي في مسائل الزكاة Dawro Ku Saabsan Axkaamta Zakada {1437},Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi.
Gaaladu Ku Qanci Maayaan Wax Ka Yar In Diintooda La raaco {1aad} Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Gaaladu Ku Qanci Maayaan Wax Ka Yar In Diintooda La raaco {2aad} Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Muuqaalada Hinaaso Darada ah ee ka jira Wadamada Muslimiinta – (مظاهر ضعف الغيرة في بلاد المسلمين ) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Ku Baraarujinta Da’yarta Wayneeynta Dadka waawayn (تنبيه الصغار إلى توقير الكبار) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Hinaasashada Xukunkeeda iyo Xaqiidadeeda – (الغيرة حكمها وحقيقتها) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Ma Muuqaalo Dabiiciyaa Mise Waa Cuquubooyin Alle – (أظواهر طبيعية أم عقوبات إلاهية) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Iftiiminta Asbaabaha Keena In Ducadda La Aqbalo – (الإرشاد إلى أسباب إيجابة الدعاء) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Kama Aamin Noqdaan Dhagarta Ilaahay Ilaa Qawmka Khasaaray Mooyee – (فلا يأمن مكر الله إلا القوم الخاسرون) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Dadoow Ilaahiina idin abuuray u toobad keena – (ألا توبوا إلى بارئكم) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Akhyaartu Ha Guddoomeen Haddiyad Qiima Badan oo Ka Hadleysa Faa’iidada Soonka Tobanka Muxarram – (اتحاف البررة بفضل صيام عاشوراء ) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Xukunka Ilaahay Waxaan Ahayn Miyay Doonayaan? – (أفحكم الجاهلية يبغون) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Isdultaag Xadiith Axaadiithtii Nabiga Kamida – (وقفة التأمل مع حديث من أحاديث الرسول ) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Tobanka Dambe Waa Fursad u Diyaar Garaw Ah Maalinta Geediga – (العشر الأواخر فرصة للإ ستعداد ليوم الرحيل ) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Bisha Ramadaan Waa Fursad Lagu Hagaajiyo Nufuusta – (شهر رمضان فرصة لتزكية النفوس ) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Qolal janada Ku Yaala oo Loo Diyaariyay Kuwa La yimaada Iimaan iyo Camal Wanaagsan – (إن في الجنة غرفا أعدّها الله لمن ) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Asbaabaha Kugu Caawinaya In Aad Macaasida Ka Tagto – (الاسباب المعينة على ترك المعاصي) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Ku Cibra Qaadashada Wixii Qisooyin Ku Yimid ama Ku Soo Arooray Kitaabka iyo Sunnada 5aad – (أخذ العبر عما ورد في الكتاب والسنة من القصص الشريط الخامس) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Ku Cibra Qaadashada Wixii Qisooyin Ku Yimid ama Ku Soo Arooray Kitaabka iyo Sunnada 4aad – (أخذ العبر عما ورد في الكتاب والسنة من القصص الشريط الرابع) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Ku Cibra Qaadashada Wixii Qisooyin Ku Yimid ama Ku Soo Arooray Kitaabka iyo Sunnada 3aad – (أخذ العبر عما ورد في الكتاب والسنة من القصص الشريط الثالث) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Ku Cibra Qaadashada Wixii Qisooyin Ku Yimid ama Ku Soo Arooray Kitaabka iyo Sunnada 2aad – (أخذ العبر عما ورد في الكتاب والسنة من القصص الشريط الثاني) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Ku Cibra Qaadashada Wixii Ku Yimid ama Ku Soo Arooray Kitaabka iyo Sunnada 1aad – (أخذ العبر عما ورد في الكتاب والسنة من القصص ) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
In La Cadeeyo Xaqiiqooyinka Ku Xadgudubka Kitaabka Boqorka Cilmiga Badan (Alle) – (تبيان الحقائق في الإعتداء على كتاب الملك العلاّم ) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Sharaf Waxaa Leh Islaamka, Hoog iyo Halaag Wuxuu u Sugnaaday Gaalo iyo Inta Shaki Ehel u Ah – (العزة أهل الإيمان والإسلام والذلة لأهل الكفر والإرتياب) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Tusinta Walaalaha Badbaadiyaasha Sadexda ah – (إرشاد الأحبة إلى المنجيات الثلاثة) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Uga Digida Dadka Wanaagsan Wax Halaagayaasha Sadex da ah – (تحذير الأبرار من المهلكات الثلاثة) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
5 Qodob oo ku saabsan xiliga jilaalka – (خمس وقفات مع زمن الشتاء) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
ka Qeyb Galka Ciidaha Gaalada iyo Xukunkeeda – (حكم مشاركة في أعياد الكفار) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Waxaa Kugu Soo Dagtay 10 kii Barakaysnaa – (نزلت بك عشر مباركة) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Xaalkii Nabiga Bisha Ramadaan – (حال النبي في رمضان خطبة الجمعة ) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Sifaatka Dadka Alle Uu Jecel Yahay Qeybta 2aad – (صفات القوم الذين يحبهم الله عز وجل ويحبونه) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Sifaatka Dadka Alle Uu Jecel Yahay Qeybta 1aad – (صفات القوم الذين يحبهم الله عز وجل ويحبونه) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Kalmadda Tawxiidka Waxaynu Ka Dhiganey Astaan ee Miyaynu Siinay Xaqeedii Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Macnaha Jacaylka Rasuulka & Xaqiiqdeeda – (معنى المحبة للنبي صلى الله عليه وسلم وحقيقتها) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.
Sharax Ducada La Akhristo Marka La Safaraayo – (شرح دعاء السفر) Khudbado,Sheekh Cabdilaahi barbaraawi.