3 thoughts on “Xisnul Muslim – Darsiga 1aad

  1. Asalamu caleykum culumada sharafta leh ilaahay ha idin xifdiyo waxaan idin waydiisanaynaa in aad ku soo dartaan duruus ay ka mid yihiin axkaamu tajwiid naxwaha riyaadka si ay dadku uga doortaan wixii ay rabaan markaas jasaakumulaahu qayran culumadeena

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *