One thought on “Cumadul Axkaam- Kitaabul Nikaax – Darsiga 1aad

  1. Asc wll een QEER EEBE ha idinkuhu bedelo. dadaalka aat u qabatay muslimiinta.. aat u hureysaan waqtigiina iyo maalkinnaba een wll JAZAAJUMULLAAHU QEYRAN JAZAA.. een wll duruusta so badiya sharaxa cumdahana so kordhiya SH CABDULKARIIM ama sh CABDULLAAHI. Si dhaqsiga bdn wll waan doonayey sharaxa cumdaha. 2sheeq waa sheeq yada aan aad u jecelahay een so kordhiya duruustooda.. cumdahana so dhamestir wll..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *