2 thoughts on “Caqiidatu Waasadiyyah – Darsiga 1aad

  1. Marka hore salaan qalbiga kasoo go’day ayaan u diraya Sheekhayga Cabdilaahi Xasan Xaashi Barbaraawi. Marka xigta waxa aan mar khaati ka ahay qof kasta oo awooda barashada diinta gaar ahaan caqiidada marka aad timaado dhulkan qurbaha ayaad dhexda farta ka qaniini doontaa marka aad kala garan waydo maxaa diina iyo maxaan ahayn. Waar hooy intaad sheekha ka ag dhawdihiin ka faaidaysta. Alle ayaa dariiqa saxda ah idinku hagayee. Ana isoo duceeya in Alle iga dhigi mid diinta hadh iyo habeen ba u adeega.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *