Sheekh Rashiid Maxamuud Cige {حفظه الله}
Su’aalo Iyo Jawaabo Ku saabsan Caqiidada iyo Tawxiidka الفتاوى في التوحيد والعقيدة
The short link:
https://manhajonline.com/?p=11407
Sheekh Rashiid Maxamuud Cige {حفظه الله}
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته .شيخ احمد ايد . Salaan kadin illahay ayaa madad iska leh marka hore marka xigtana waxaan leeyahay. Suaal .
1:hadii aad. Qof xanuusanaya Jinaabo. Ka timaado 🌪. See uga maydhanayaa. Se salaad ma ku tukankaraa.
2:suaasha kale. Hadii gabadh ku qariso Uur. Maxaa xukunkiisu. Noqonayaa . Ilmahaa.iyo gabadhaaba.? .iga soo jawaab sheekh inshaa alleh