Hadafkeena

  Taariikhda daabacaadda :    Publisher :   Admin

  • In dadka la baro Towxiidka Alle, kaas oo ah sababta naloo abuuray. Loogana digo shirkiga iyo noocyadiisa kala duwan

 

  • In dadka aan gaarsiino iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu wasalaam una fahmaan labadaas sidey Salafu Saalix u fahmeen Allaha ka raalli noqdee

 

  • In aan dadka ugu yeerno iney ku midoobaan Xarigga Alle kana tagaan kala qayb qaybsanaanta iyo is kooxkooxaysiga iyo firqooyinka

 

  • In wixii masaa’il diin ah loogu noqdo culimada Ahlu sunnaha

15 thoughts on “Hadafkeena

    1. Mansha allah dambigiina alla hadhaafo miisaanka xasanaadka alla ha idiin saaro anagana alle hanagadhigo kuwii kafaa.iidaysta

  1. waa manhaj macsuum ah oo barax la,a Bidco iyo shirki waxaan allaah ka baryeynaa inuu nagu sugo manhajka salafkii saalax ahaa

  2. marka hore wan s dhamaan howl wadeenada shabakada manhajonline salaan kadib howl aad u fiican ayaad umada islaamka ah u haysaan gaar ahaan umada soomaliyeed meelkasta oo ay joogaan halkaa ka wada dadaalkiina ilaahayna ha idin barakeeyo wad mahadsan tihiin

  3. Eebbe subxaanahuu watacaalaaye waxaan weydiisanayna inuu inagu ancafo dhamaanteen, inagana yeelo kuwii ku guulaysta tan adduunyo iyo aakhiraba in sha Allah. Aamiin

  4. masha allah illahey ha idiin rumeeyo hadafkiina aad ayaan ugu faraxsanahay in aan helno website lagu soo uruuriyey culimada salifiinta

  5. masha allah haydinka abaal mariyo
    inta kashaqaysay iyo inta kaqaybqaadatayba jasaakallah

  6. Alle haydin xifdiyo qayr badana haydinku bedelo hawsha dacwo anagana kuwiiku faaiida alle hanaga dhigo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *