Contact Us

  Taariikhda daabacaadda :    Publisher :   Admin

أسمك الكريم (مطلوب)

بريدك الإلكتروني (مطلوب)

العنوان

رسالتك

التحقق البشري

21 thoughts on “Contact Us

  1. Assalaamu caleykum,
    Salaan kadib, ilaaheey ha idinka ajarsiiyo howsha aad umada soomaaliyeed u heysaan.
    Waxaan raacdaa duruusta manhajonline. Hadda waxaan raacdaa kitaabka Tuxfatul Sunnah Sharx Al Aajurumiyyah. Kitaabka waxaa ka maqan duruusta kala ah 8,9,10,11,12,13,14,22.
    Waxaan idinka codsanaa in aad duruustaas webka soo gelisaan. Mar labaad ilaaheey ha idinka ajarsiiyo howsh aad umada soomaaliyeed u haysaan.
    Wassalaamu caleykum.

  2. habka dowloadka rabaa walal in loo dhib yareeyo sidii hore imika ma mobilka kuma soo dajisan karo sidoo duruustan oo applications inoo sameeya .

  3. habka dowloadka rabaa walal in loo dhib yareeyo sidii hore imika ma mobilka kuma soo dajisan karo sidoo kale duruustan oo applications inoo sameeya .

    1. Mobile hadii aad rabto in aad ku soo dajiso halkan riix
      Download with (internet download manager)

      kaas riix

  4. Asc wllyal Ani Waxan Rabaa Inan Kuso Biri On Ka Barta Dinta Xaga Onlineka Markaa maxan Sameya Sida Ugu Dhibyar Oon Uga Mid Noqon Karaa Ardayda

  5. asc wllyl ilaahay ha idinka abaalmariyķo sida aad faafinta diinta uwadaaniyo barashada cilmiga dad badan ayad jaahil
    saarteen sii wada insha allaah

  6. Salama caleykum

    Suaalo ayaan culumaada uu soo jeediyeey gortee jawaabta heli misee xalkee kaa dhagestaa
    Baarak Allahu fikum

  7. Could you please tell me whom ” Sheikh CabdulKareem Xasan Xoosh” studied under from the salafi ulamaa of our times? Also Whom “Sheikh CadulQaadir Cukashaa” studied under? With a quick reply inshaa Allaah tacalaa. Alhamdulillaah. Shurkaan laakum.

    1. Shaykh CabdulKareem Xasan Xoosh studied in burco and Allaah gives understanding of the deen to whom he wants. Off course he had knowledge based upbringing in terms of Qur’aan and the Arabic language. He benefited a lot from the books of Shaykhul Islaam ibnu Taymiyyah and Al-imaam Albaani.The Shaykh is from the Kibaar of the Somali Mashaayikh. May Allaah preserve him

      1. Alhamdulillaahi RABBIL CALAMEEN – ok. Jazaaku Laah kyr, I really appreciate that. Indeed that is true – Allaah Tabarakaa wa tacalaa give Understanding of the Religion to Whomsoever He Wills. So he studied in Burco – hayee … but do can anyone name the people of knowledge He studied under even if it’s those in Burco – bcus surely he studied under people of deen – as I see most befitting. Shurkaan laakum.

        What about “Sheikh CadulQaadir Cukashaa”?.

        Thank you for your help. Alhamdulillaah.

  8. As Salamu Alaykum Wa Rahmatullahi wa barakatuh. I just wanted to know who and where shaykh cabdulkareem xasan xoosh studied under.. Can you please name some scholars and clarify better. BarakAllahu feek!

    1. Wa ‘Alaykum Salaam Wa Rahmatullahi Wa barakaatuh

      Shaykh CabdulKareem Xasan Xoosh studied in burco and Allaah gives understanding of the deen to whom he wants. Off course he had knowledge based upbringing in terms of Qur’aan and the Arabic language. He benefited a lot from the books of Shaykhul Islaam ibnu Taymiyyah and Al-imaam Albaani.The Shaykh is from the Kibaar of the Somali Mashaayikh. May Allaah preserve him

  9. Wllo websiteka u sameeya meel wax laga search gareeya oo muxaadarda aad u baahantahay ama kitaabka magaciisa aad ku qorto si si fudu kuugu soi baxo

  10. wllo ilaahay khyr ha idinka siiye downloadka casharada ugu dambeya e kitabka shuruda salada ha gajiya iyo PDF 40xadiis we xutmada dhiiga muslimka mahadsanideene

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *