Nashqada Cusub Ee ManhajOnline 2020 – Fikradaada Ka Dhiibo

  Taariikhda daabacaadda :    Publisher :   admin

23 thoughts on “Nashqada Cusub Ee ManhajOnline 2020 – Fikradaada Ka Dhiibo

  1. Salaamu calaykum

    Walaalayaal aad ayaad u mahadsantihiin nashqadan cusub ee aadka u qurxoon. Alle haku anfaco ummada In shaa Allaah

  2. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    جزاكم الله خيرا
    وبارك الله فيكم
    Maashaa allaah aadbaan idiinku mahad celinaynaa sidaad udadaasheen eed markasta ugu tala jirtaan sidaad walaaladiina muslimka ah jahliga uga saari lahaydeen eed ugu soo gudbin lahaydeen duruusta ito muxaadaraadka ay bixinayaan culamaa ul dacwatul salafiyah

    Hadii aan rayigayka ka dhiibto naqshadayta cusub lee lagu sameeyey manhaj online
    Waa si wanaagsan inaa markasta oo fursad loo helo imaa dib ucusboonaysiin lagu sameeyo
    Waxaanan idin leehay haray usocda dadaalkiina sii laban laaba
    وجزاكم الله خيرا

  3. asc wr wb walaalayaal waad mahadsan tihiin rabbi ha idinka ajir siiyo naqshadan aad bay u wanaagsan tahay masha allaah allaha nagu wada anfaco

    1. Asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu
      Waxaan ka mid ahey dadka ku xidhan webkan aad baad umahadsan tihiin baarakalaahu fiikum
      Culimadana waxaan leeyahey baarakalaahu fiikum .
      Nakhshadan aad bey fiican tahey

  4. اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Mansha’Allah Tabarakallah, raigeyga hadan ni diibo, waxan dhaheya Aad ayey u qurxoontehey nashqada cusub ee ManhajOnline. اللهم بارك
    Sifiican oo muuqatana wan ugu jeedna,
    Jazzakallah kheir, allaha ni daayo oo weligiin guuleysta bi idniallah.

  5. Asalaamu Calaykum Waa nashqad Wanaagsan Baaraka llaahu fiikum ilaahay miisaanka xasanaadka haydiin saaro

    1. Asalaamu Calaykum Waa nashqad Wanaagsan ilaahay miisaanka haydiin saaro Baaraka llaahu fiikum

      1. Mansha’Allah Tabarakallah, nashqada cusub ee ManhajOnline aad bay uu Quruxbadantahay اللهم بارك

  6. السلام عليكم و رحمة الله و بركاته
    أحسن الله إليكم ، جزاكم الله خيرا على عنايتكم بنا وعلى جهودكم اسأل الله ان يجعل ما قدمتم من عمل في ميزان حسناتكم، و نفع بكم الاسلام و المسلمين

    1. aslmu calykum dhaam hawl wadeenada mawaqa manhaj onlin waan idinku bogadinayna sida bul shadena ugu adegaysaan ee aad ufafinaysaan nashrinta cilmiga alle hanga dhigo ku wii ka fidaysta idinkana alle haydin ka abaal mariyo shoqo ficn bad umada uhaysana waan so dhawynayna brigiramka cusub

  7. الحمد لله رب العالمين، والصلاة والسلام على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين، أما بعد: فهذا موقع مبارك متميز في نشر العقيدة الصحيحة والعلم الشرعي، اسأل الله سبحانه وتعالى أن يبارك في جهود الإخوة القائمين عليه، ويجزيهم خير الجزاء جرَّاء ما يقومون به من نشر العلم بين الأمة وتوجيههم إلى العلم النافع والعمل الصالح من طريق التقنية الحديثة.
    والحمد لله رب العالمين.

  8. السلام عليكم ورحمه الله
    Masha Allah waa Naqshad wanaagsan waxan u mahad celinayaa wlaalaha isku hawlay barnaamijkan qurxintiisa iyo casharada ka baxaba runtii waxa tihiin dad khayr ka nala jecel, annaguna waan idin jecelnahay
    Aad ayan idiinku ducaynaynaa idinka iyo culimadaba alle ha idinka abaal mariyo if iyo aakhiroba.

  9. السلام عليكم ورحمه الله
    Masha Allah waa Naqshad wanaagsan waxan u mahad celinayaa wlaalaha isku hawlay barnaamijkan qurxintiisa iyo casharada ka baxaba runtii waxa tihiin dad khayr ka nala jecel annaguna waan idin jecelnahay, aad ayaad u mahadsantihiin idinka iyo culimaduba Allah ha idinka abaal mariyo da,aalkiina if iyo aakhiroba.

  10. asallamu calaykum waad ku mahadsan thiin dadaalkiinaa ilahay miisaanka xasanad aydin ku darro sheikh abdi kariim kariim tafsiirkiisa ku qora cajilkiba ayaada ka bilaababo iyo tuu ku dhamanayo like baqra ayad 17 ilaa 67 si loo garto si fudud in sha llah

  11. maashaalaah wll alle ha idin barakeeyo waaan soo dhawaynaynaaa naqshadan cusub dadaalkiina alle ha barakeeyo umadana meel weyn ayaad ugu jirtaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *