Share this:
- Click to print (Opens in new window)
- Click to email a link to a friend (Opens in new window)
- Click to share on Twitter (Opens in new window)
- Click to share on Facebook (Opens in new window)
- Click to share on WhatsApp (Opens in new window)
- Click to share on Telegram (Opens in new window)
- Click to share on Pocket (Opens in new window)
- Click to share on Tumblr (Opens in new window)
The short link:
https://wp.me/P7HyIB-2Jd
Salaamu calaykum
Walaalayaal aad ayaad u mahadsantihiin nashqadan cusub ee aadka u qurxoon. Alle haku anfaco ummada In shaa Allaah
Wacalaykumasalaam
Baaraka Allaahu Fiik.
Wacalaykumasalaam,
Aad ayaad Gugu mahadsantahay xidhiidhka aad nala soo xidhiidhay.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
جزاكم الله خيرا
وبارك الله فيكم
Maashaa allaah aadbaan idiinku mahad celinaynaa sidaad udadaasheen eed markasta ugu tala jirtaan sidaad walaaladiina muslimka ah jahliga uga saari lahaydeen eed ugu soo gudbin lahaydeen duruusta ito muxaadaraadka ay bixinayaan culamaa ul dacwatul salafiyah
Hadii aan rayigayka ka dhiibto naqshadayta cusub lee lagu sameeyey manhaj online
Waa si wanaagsan inaa markasta oo fursad loo helo imaa dib ucusboonaysiin lagu sameeyo
Waxaanan idin leehay haray usocda dadaalkiina sii laban laaba
وجزاكم الله خيرا
asc wr wb walaalayaal waad mahadsan tihiin rabbi ha idinka ajir siiyo naqshadan aad bay u wanaagsan tahay masha allaah allaha nagu wada anfaco
Asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu
Waxaan ka mid ahey dadka ku xidhan webkan aad baad umahadsan tihiin baarakalaahu fiikum
Culimadana waxaan leeyahey baarakalaahu fiikum .
Nakhshadan aad bey fiican tahey
Baaraka Allaahu Fiik Walaal
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Mansha’Allah Tabarakallah, raigeyga hadan ni diibo, waxan dhaheya Aad ayey u qurxoontehey nashqada cusub ee ManhajOnline. اللهم بارك
Sifiican oo muuqatana wan ugu jeedna,
Jazzakallah kheir, allaha ni daayo oo weligiin guuleysta bi idniallah.
Asalaamu Calaykum Waa nashqad Wanaagsan Baaraka llaahu fiikum ilaahay miisaanka xasanaadka haydiin saaro
Asalaamu Calaykum Waa nashqad Wanaagsan ilaahay miisaanka haydiin saaro Baaraka llaahu fiikum
Mansha’Allah Tabarakallah, nashqada cusub ee ManhajOnline aad bay uu Quruxbadantahay اللهم بارك
السلام عليكم و رحمة الله و بركاته
أحسن الله إليكم ، جزاكم الله خيرا على عنايتكم بنا وعلى جهودكم اسأل الله ان يجعل ما قدمتم من عمل في ميزان حسناتكم، و نفع بكم الاسلام و المسلمين
aslmu calykum dhaam hawl wadeenada mawaqa manhaj onlin waan idinku bogadinayna sida bul shadena ugu adegaysaan ee aad ufafinaysaan nashrinta cilmiga alle hanga dhigo ku wii ka fidaysta idinkana alle haydin ka abaal mariyo shoqo ficn bad umada uhaysana waan so dhawynayna brigiramka cusub
الحمد لله رب العالمين، والصلاة والسلام على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين، أما بعد: فهذا موقع مبارك متميز في نشر العقيدة الصحيحة والعلم الشرعي، اسأل الله سبحانه وتعالى أن يبارك في جهود الإخوة القائمين عليه، ويجزيهم خير الجزاء جرَّاء ما يقومون به من نشر العلم بين الأمة وتوجيههم إلى العلم النافع والعمل الصالح من طريق التقنية الحديثة.
والحمد لله رب العالمين.
Assalaamu Calaykum Waraxmatullaah
Waa ku mahadsantihiin shaqada aad qabateen waxaan soo jeedin lahaa halaga dhigo safxad secure ah oon ula Jeedo https : halaga dhigo.
https://manhajonline.com/new-style-2020-opinion/
Wacalaykumasalaam Wa Raxmatulaahi Wa Barakaatuh
Waad ku mahadsantahay walaal
السلام عليكم ورحمه الله
Masha Allah waa Naqshad wanaagsan waxan u mahad celinayaa wlaalaha isku hawlay barnaamijkan qurxintiisa iyo casharada ka baxaba runtii waxa tihiin dad khayr ka nala jecel, annaguna waan idin jecelnahay
Aad ayan idiinku ducaynaynaa idinka iyo culimadaba alle ha idinka abaal mariyo if iyo aakhiroba.
السلام عليكم ورحمه الله
Masha Allah waa Naqshad wanaagsan waxan u mahad celinayaa wlaalaha isku hawlay barnaamijkan qurxintiisa iyo casharada ka baxaba runtii waxa tihiin dad khayr ka nala jecel annaguna waan idin jecelnahay, aad ayaad u mahadsantihiin idinka iyo culimaduba Allah ha idinka abaal mariyo da,aalkiina if iyo aakhiroba.
Run ahaantii was nashqad fiican oo waxbadan fudaydisay
Waa nashqad fiican run ahaantii
Manshallah, walahi aadbu u qurux battay, alle ha idinka ilaaliyo isha xun.
asallamu calaykum waad ku mahadsan thiin dadaalkiinaa ilahay miisaanka xasanad aydin ku darro sheikh abdi kariim kariim tafsiirkiisa ku qora cajilkiba ayaada ka bilaababo iyo tuu ku dhamanayo like baqra ayad 17 ilaa 67 si loo garto si fudud in sha llah
maashaalaah wll alle ha idin barakeeyo waaan soo dhawaynaynaaa naqshadan cusub dadaalkiina alle ha barakeeyo umadana meel weyn ayaad ugu jirtaan