Hadafkeena

  Taariikhda daabacaadda :    Publisher :   Admin

  • In dadka la baro Towxiidka Alle, kaas oo ah sababta naloo abuuray. Loogana digo shirkiga iyo noocyadiisa kala duwan

 

  • In dadka aan gaarsiino iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu wasalaam una fahmaan labadaas sidey Salafu Saalix u fahmeen Allaha ka raalli noqdee

 

  • In aan dadka ugu yeerno iney ku midoobaan Xarigga Alle kana tagaan kala qayb qaybsanaanta iyo is kooxkooxaysiga iyo firqooyinka

 

  • In wixii masaa’il diin ah loogu noqdo culimada Ahlu sunnaha

42 thoughts on “Hadafkeena

    1. Mansha allah dambigiina alla hadhaafo miisaanka xasanaadka alla ha idiin saaro anagana alle hanagadhigo kuwii kafaa.iidaysta

  1. waa manhaj macsuum ah oo barax la,a Bidco iyo shirki waxaan allaah ka baryeynaa inuu nagu sugo manhajka salafkii saalax ahaa

  2. marka hore wan s dhamaan howl wadeenada shabakada manhajonline salaan kadib howl aad u fiican ayaad umada islaamka ah u haysaan gaar ahaan umada soomaliyeed meelkasta oo ay joogaan halkaa ka wada dadaalkiina ilaahayna ha idin barakeeyo wad mahadsan tihiin

    1. Masha allaah wa faido fiican jasaakalaah khayr ilaahay miisaanka xasanaatka haydinku daro

    2. masha allah shaqo fiican ayaad haysaan allah ha idinka jasaa isiiyo anagana hanagu anfaco amiin

  3. Eebbe subxaanahuu watacaalaaye waxaan weydiisanayna inuu inagu ancafo dhamaanteen, inagana yeelo kuwii ku guulaysta tan adduunyo iyo aakhiraba in sha Allah. Aamiin

  4. masha allah illahey ha idiin rumeeyo hadafkiina aad ayaan ugu faraxsanahay in aan helno website lagu soo uruuriyey culimada salifiinta

  5. masha allah haydinka abaal mariyo
    inta kashaqaysay iyo inta kaqaybqaadatayba jasaakallah

  6. Alle haydin xifdiyo qayr badana haydinku bedelo hawsha dacwo anagana kuwiiku faaiida alle hanaga dhigo

  7. Masha Allah Alaha I din xafido Mashaa ikhdayadiii maal kasta Oo aadjoogtaan

  8. Mancha allah
    Allah ha idin barkeeyo khayr fiicn ayad wadaan runtii
    Jazakumu allah khayr dhamaantiin Qof kasta oo Ka Qayb qaaty Allah haidinka abaal mariyo

  9. maashaaa allaah
    alaah ha idin xifdiyo
    aaaaaaaaaaaaaaaammmmmmmmmmmmmmmmmmiiiiiiin

  10. Waa Hiigsi iyo himilo fog oo ka turjumaysa wanaaga iyo qiimaha uu leeyahay manhajka saliimka ah ee Salafkeeni wanaagsana siday diinta ufahmeen in loo fahmo.

  11. Alx mshaaa allaaaah

    Alla ha ini xifdiyo
    Waa hadaf aanuu gaari karin qof qalbigiisa ay kujirto bidco ama shirki ama firqo

  12. masha allah shaqo fiican ayaad haysaan allah ha idinka jasaa isiiyo anagana hanagu anfaco amiin

    1. Mashaa Allah well done. A very usefull site for the believer of ALLAH. May Allah guide us to seek the truth. I ask Allah to reward you with all what is good for you in this live and reward you with the highest rank in Heaven. Jazaakum Allah Khayran.

  13. Asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu waxaan Odin leeyahey baarakalaahu fiikum shaqadaa qiimaha leh ee aad u haysaan walaaladiina muslimiinta ah ilaaheyna ha idinka abaalmariyo

  14. Mashaa Allah well done. A very usefull site for the believer of ALLAH. May Allah guide us to seek the truth. I ask Allah to reward you with all what is good for you in this live and reward you with the highest rank in Heaven. Jazaakum Allah Khayran.

  15. msha allh waa waa app aad u tayo badan
    lkin 1mid baan idnka codsanmarka culuumta
    qur aanka lajoogo appka gudihiisa kitaabka
    uu duubay sh.dr.cismaan mclin ee la dhaho
    مقدمة التفسيرلإبن القاسمhagaajiya waa kitaab qiimi badan oo loo baahan yee isaga iyo kuwa kalee kansalmy

  16. Waa hadafkii anbiyada waana manhajkii rususha
    Waana dariiqii salafka allaha idin barakeeyo aaaammmmiiiinnnn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *