manhajonline.com
حقائق عن الجماعات الدعوية العاملة في الصومال - Manhaj Online |
Qoraalkani u jeedkiisu waa baraarujin iyo sixid loogu tala galay dadka ama ururada laga hadlaayo iyo ummada muslimiintaba, gaar ahaan dadka soomaalida ah. In wixii khaldan la cadeeyo oo usluub wanaagsan lagu cadeeyo si uu uga faaidaysto qofkii khaladka galay, dadka kalena ayna khaladka ugu dhicin waa arin sharci ah oo waafaqsan shareecada. Culamadii islaamkuna […]