manhajonline.com
إياكم والتحزب - Manhaj Online |
Kitaabkan lugu magacaabo إياكم والتحزب (ka digtoonaada kala qoqobka muslimiinta, iyo kooxokooxeysiga), wuxuu dabajoogaa oo uu jawaab u yahay baxthi hadda ka hor la faafiyay oo lugu magacaabo التحزب حقيقته وحكمه , si cilmi ku dhisanna waa looo falanqeeyay qaladaadki ku jiray. Waxaadna gabagabadii kala soo bixi kartaa kitaabkan arrimaha aan halkan ku soo koobayo: Dhab ka hadalka kooxeysiga […]