https://manhajonline.com/audio/suaasha-26aad-wiil-aanu-ilmaabti-nahay-ayaan-booqday-isagoo-xanuunsaday-markaas-ayuu-igu-yidhi-waad-i-jeclayd-oo-adiga-ayaa-i-cowray-markaas-ayaan-ana-ku-idhi-waad-i-dulmisay-oo-waa-inoo-ilaahay-ho/
Su'aasha 26aad: Wiil aanu ilmaabti nahay ayaan booqday isagoo xanuunsaday markaas ayuu igu yidhi waad i jeclayd oo adiga ayaa i cowray markaas ayaan ana ku idhi waad i dulmisay oo waa inoo ilaahay hortiis qiyaamaha, arintaa aan ku idhi miyaan ku dambaabayaa?