One thought on “Al-Qawaacid Al-Muthlaa Fii Sifaati Allaahi Wa Asmaa’ihil Xusnaa – Darsiga 5aad

  1. Asalaamu Calaykum
    Waxaan idinku biirin lahaa, arin muhiima oo aad loogu baahan yahay waa maxay arinkaasi, waxa weeye sheek abdulkariim in laysku dayo in uu soo dhigo buuwaagta laga barto carabiga 2 juz ama 3 juz, waayo waxaa dhici lahayd isha allaah in dad fara badani ay ka faa iidays taan oo waxaa iman lahayd qofku markuu af carabiga barto in uu kutubta kalena raacdo markaa arinkaa waxaan u arkay in uu yahay arin loo baahan yahay, markaa walaa laha manhaj online waxaan ku baraa rujinayaa in ay arinkaa ku baraa rugaan
    baarakallaahu fiikum

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *