Su’aasha 67aad: Inan Baanu Online-Ka Wax Ku Wada Dhignaa, Iyadaana Iska Leh, Wakhti Cayimana Waa Ay Leedahay, Arday Cusub Baa Soo Korodhay, Wakhtigii Aan La Shaqaynayay Wakhti Ka Baxsan, Ma La Gaar Noqon Karaa Oo Lacagta Ma Ka Qaadan Karaa Ardaydaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 66aad: Ninka Aabihii, Gabadha Sodohda U Ah, Ee Aan Ayaydiina Ahayn, Miyay Maxram U Noqon Kartaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 65aad: Ninku, Gabadha Adeerkii Ama Abtigii Maxram Ma U Noqon Karaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 64aad: Gabadhu, Wakhtiga Caadada Masaajidka Ma Ku Nagaan Kartaa, Iyadoo Doonaysa Inay Wax Ku Akhrisato? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 63aad: Qofku Haduu Is Miisaamo, Ma Sadaqad Baa Lagu Leeyahay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 62aad: Culimada Salafiyiinta Ah Ee Soomaaliyeed Iyo Kuwa Kale Maxaan Ku Kala Garanayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 61aad: Aabahay Ayaa Geeriyooday, Guryuhuu Ka Tagayna, Qaadlayaal Baa Laga Kireeyay, Danbi Aabahay Ma Ka Soo Gaadhayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 60aad: Salaada Marka La Tukanaayo, Qur,Aanka Ma Laga Akhrin Karaa Musxafka? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 59aad: Haddii Ay Gabadhu Xidhato Wax Ka Turjumaya Jacaylka Ninkeeda Sida Xarafka Ugu Horeeya Ama Magaciisa Oo Dhan Gacantana Ay Ku Xidhito Ama Silsilad Ahaan U Xidhato Xukunkeedu Muxuu Noqonayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 58aad: Ilamaha Yar Ee Aan Dhamayska Ahayn Ee Caloosha Ku Dhintay Miyuu U Shafeecad Qaadayaa Waalidkii? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 57aad: Ataxiyaatka Hore Xukunkiisu Waa Maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 56aad: Gabadhu Iyadoo Xayd Leh Haddii La Furo, Dalaaqaasi Ma Ansaxayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 55aad: Waxaa Jira Dadka Qaarkood Oo Lacag Bixiya Si Looga Diwaan Galiyo Haayad Siisa Raashin, Lacagtaasi Ma Laaluush Bixin Baa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 54aad: Ilmaha Caloosha Ku Jira Hadii La Rabo In La Ogaado In Uu Lab Iyo Dhedig Yahay Xukunkeedu Waa Maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 53aad: Ninka Habaryartay Iyo Ka Walaashay Qaba Miyay Maxram Ii Yihiin Oo Sida Maxramkayga Ma Ula Dhaqmayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 52aad: Waxaynu Ogsoonahay In Ay Qofka Dumarka Ahi Adeecdo Ninkeeda, Hadaba Hadii Uu Ninkeedu Ku Yidhaah Dhakhtar Ma Tagi Kartid Ilaa Aad Ii Sheegto Aniga Oo Iyaduna Iska Tagto Miyay Noqonaysaa Mid Macsiya Ku Dhacday? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 51aad: Waa Maxay Xukunka Xiirista Timaha Qofka Jidhka Kaga Yaala Sida Wajiga, Lugaha Iyo Gacmaha? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 50aad: Qasiidooyinka Nabi Amaanka Ah Ee Muusiguna La Socdo Xukunkoodu Waa Maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 49aad: Xaaskaygu Waxay Caydaa Diintayda Oo Ma Iga Furmaysaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 48aad: Xukunka, Waalidka Ubadkiisa Tv-Ga Usoo Dhigaya Guriga Ee Ka Daawanaya Musalsalaadka Iyo Waxa Diintooda & Caqiidadooda Dhaawacaya? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 47aad: Gabadhu Haday Ninkeeda Furiin Waydiisato, Waata Janadu Ka Xaaraan Ka Ah, Wakhtigii Rasuulkana Scw Waxaa Dhacday, Gabadh Saaxabiyad Ahi Inay Rasuulka Usheegtay, Inay Nacday Ninkeedii, Kuna Yidhi Rasuulku _Salallaahu Calayhi Wasallam_ Ma U Celinaysaa Beertii Uu Meherka Kuu Siiyay, Haa Markay Tirina, Saxaabigii Ku Yidhi, Beertaada Qaado Oo Gabadhaa Iska Fasax. Markaa 2daa Xadiis Sidee Laysku Waafajinayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 46aad: Xukunka, Gabadhu Iyadoo Aroos Dumar Tagaysa Haday Jilbaabka Ka Tagto, Waliba Hadhow Markay Soo Noqonaysona Gaadhiga Rag Baa La Saaran, Sida Dareewalkii Oo Kale? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 45aad: Xukunka, Waxyaabaha Caruurta Lagu Ciyaarsiiyo, Ee Leh Sawir Qaabkii Xayawaanka Usamaysan Sida: Ey, Faras & Wixii La Mida? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 44aad: Qof Baan U Cadhooday, Waxaanan Ku Idhi, Hadaan Kula Hadlo Muslimba Ma Ihi, Hadaan La Hadlo Miyaan Gaaloobayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 43aad: Salaadii Cishaa’i Ayaan Ka Seexday, Hadana Waan Soo Baraarugay Dabadeedna Dib Baan U Seexday, Ma Ku Danbaabayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 42aad: Gabadhu Markay Gurigeeda Ku Tukanayso, Shalmad Ma Ku Tukan Kartaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 41aad: Xukunka Soo Dirista Kalmada (لا اله الا الله) Oo Qoraala, Intasoo Qof Gaadhsii, Hadadii Kale Waxaa & Waxaasaa Kugu Dhacaya? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 40aad: Dumarku Marka Ay Joogaan Gurigooda Ma Ku Tukan Karaan Maro Aan Xijaab ahayn? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 39aad: Xukunka Hadii Ninku Xaaskiisa Ku yidhaahdo Waxaa samee, Hooyadii Oo Gabadha Sodohdeedana Ku Tidhaahdo Ha Samayn? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 38aad: Xukunka, qof aan cafiyey anigoon u sheegin, markuu iiyimi oo cafis i waydiistayna kumaan cafiyin aan ku idhi? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 37aad: Qof Dumara Ayaa Alaab ii Dhiibatay, Waanay Geeriyootay Ehelkeedana Garanmaayo? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 36aad: Xukunka Qof Dumara, Oo Ku Nadartay inay Soomta 15 Cisho Oo Xidhiidha, Ka Dibna Aan Xidhiidhin? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 35aad: Xukunka Qof Dayn Lagu Lahaa, Qofkii Ku Lahaana Dhintay ehelkiisiina Aanu Garanahayn? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 34aad: Gabadhu ninkeedu hadii uuna ka soo bixin xuquuqdeedii iyo mas’uuliyadii uu lahaa in ay adeecdo ma waajib baa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 33aad: Gabadhu marka ay guriga ku tukanayso ma waajib baa in ay codka kor u qaado? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 32aad: Sawirku noocoo doonaba ha ahaadee ma xaaraan baa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 31aad: Taajka ama toobka cad ee dumarku xidhaan habeenka arooska xukunkeedu waa maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 30aad: Salaada cishaai waxaan tukadaa 11 habeenimo, tukashaadaa aan tukanayo xiligaas diintu maxay ka qabtaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 29aad: Fidrigii dhawaa markii la bixinayay ayuu qof dibada ka soo diray lacag fidriga lagu bixin lahaa laakiin waanu ilownay in la bixiyo markaas hadda ma la bixin karaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 28aad: Somaalidu waxay sameeyaan wax caado agtaado ka noqotay oo loo yaqaano gardaadis oo ilmuhu markuu jiro 40 cisho ayaa qof kale lagu gardaadiyaa, walibana waxay aaminsanyihiin ilmahaasi in uu la mid noqonayo qofkaa lagu gardaadiyay. Xukunkeedu waa maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 27aad: Haddii shay la kala iibsanayo oo lagu yidhaah hadii aad hadda iibsato shaygu waa $140, haddii aad amaahatana waa $150 xukunkeedu waa maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 26aad: Wiil aanu ilmaabti nahay ayaan booqday isagoo xanuunsaday markaas ayuu igu yidhi waad i jeclayd oo adiga ayaa i cowray markaas ayaan ana ku idhi waad i dulmisay oo waa inoo ilaahay hortiis qiyaamaha, arintaa aan ku idhi miyaan ku dambaabayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 25aad: Waan gartay in hilibka geelka laga waysaysanayo laakiin subagiisa malaga waysaysanayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 24aad:Kitaabka Qur’aanka markuu qof sido gacanta bidixda ma ku qaadi kara Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 23aad: Waxaanu walaalo nahay agoon yar yar oo agoonta abtiyaashood qaarkood way xanuunsanayaan oo waxba ma haystaan agoonta xoolohooda wax malaga siin karaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 22aad: Markaan guriga joogo xijaab ma xidho laakiin mararka qaar Ayaan dibida u baxaa anoo dalad xidhan oo aan xidhnayn xijaabkii waajibka ahaa. Xukunkeedu waa maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 21aad: Wiil iyo gabadh ku heshiiyay guur oo guurkii ka hor timiday gabadha hooyadeed oo ku diiday in uu wiilku yahay reer koonfur, markaas in ay isla baxsadaan xukunkeedu muxuu noqonayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 20aad: Qofka yidhaahda eray Qur’aanka ka mid ah ayaa mid la abuuray ah xukunkiisu muxuu noqonayaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 19aad: Hooyooyinka ubadkooda ku caayaya qaabka abuurkooda sida “bahalyohow madaxa wayn” xukunkeedu muxuu yahay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 18aad: Caruurta agoonta ah ee aan la daganahay cuntadooda ma la cuni karaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 17aad: Raga iyo dumarka ajanabiga kala ah wax ma isku hadyayn karaan? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 16aad: Hadii macalinku xanuunsado ardaydii dumarka ahaa ma booqan karaan? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 15aad: Gabadhu haddii ay geeriyooto udug (cadar) mala marin karaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 14aad: Xoolaha qaad laga shaqeeyay ma laga afuri karaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 13aad: Ka waran ninku gabadha uu guurka kala sheekaysanayo oo ku yidhaah waa xaaskaygii iyo wax la midka ah intayna is guursan ba? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 12aad: Xukunka ardayda intay lacag iska ururiyaan si ay u siiyaan macalinka imtixaanka ilaalinaya si uu ugu fudaydiyo qishka imtixaanka? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 11aad: Labo qof hadii ay kala iibsadaan alaab oo ay ku kala iibsadaan doolar lacagta ay ku kala dayn baxayaan ay kaash tahay xukunkeedu waa maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 10aad: Labada ragcadood ee cishaha ka danbeeya maxay noqonayaan? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 9aad: Salaada cishaai sunayaasha ka dambeeya maxay yihiin? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 8aad: Qofka Socdaalka ah goorma ayuu axkaamta safarku u bilaabmaysaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 7aad: Gabadh iyadoo umul ah u soo gashay bishii ramadaan oo nuujinaysay ilmiheeda fidyada la bixinayo ma iyada ayaa lagu leeyahay mise aabaha dhalay ilmaha? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 6aad: Mataga ilmaha yar suuliga malagu shubi karaa haduu soo matago cuntadii oo aan isbadalin? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 5aad: Xijaabkaan xidhay anoon daahir ahay ma ku tukan karaa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 4aad: Hadaan shirkad u shaqeeyo oo mushahar go’an isiiyaan lacagta dheeraadka ah ee ka soo baxa faaidada shirkadu samayso xukunka la qaadanayo waa maxay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 3aad: Gabadha Maxkamadu iga furto miyay iga furantahay? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 2aad: Waa maxay xukunka lagu tasbiixsanayo tusbaxa? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi
Su’aasha 1aad: Ninku gabadhiisuu furay haduu soo ceshado gabadhuna diido ka waran sheekh? Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi