• Hadafkeena
  • Qur’aan Radio
  • Live Radio
  • Radio 24/7
  • Manhajonline Tv
  • Radio Mixlr
  • Contact Us
  • Home
  • Waydii Su’aal
  • Duruus
    • Tafsiirka Qur’aanka
    • Culuumta Qur’aanka
    • Caqiida
    • Manhaj
    • Xadiith
    • Culuumta Xadiithka
    • Fiqh
    • Usuul Al-Fiqh
    • Qawaacid Al-Fiqhiyyah
    • Luqa
    • Siira
    • Aadaabta iyo Akhlaaqda
    • Tajwiid
    • Faraaidka
    • Kutubta Adkaarta
    • Taskiyatu Annufuus
  • Muxaadarooyin
  • Fataawa
  • Dawrooyin
  • Khudbado
  • Mashaaikhda
  • Ramadaan
  • Donate
  • Hadafkeena
  • Qur’aan Radio
  • Live Radio
  • Radio 24/7
  • Manhajonline Tv
  • Radio Mixlr
  • Contact Us

Manhaj Online | Manhaj Online | Manhaj Online |

Shabakada Mashaaikhda Dacwa Salafiyyah ee Soomaaliyeed

liiska
  • Home
  • Waydii Su’aal
  • Duruus
    • Tafsiirka Qur’aanka
    • Culuumta Qur’aanka
    • Caqiida
    • Manhaj
    • Xadiith
    • Culuumta Xadiithka
    • Fiqh
    • Usuul Al-Fiqh
    • Qawaacid Al-Fiqhiyyah
    • Luqa
    • Siira
    • Aadaabta iyo Akhlaaqda
    • Tajwiid
    • Faraaidka
    • Kutubta Adkaarta
    • Taskiyatu Annufuus
  • Muxaadarooyin
  • Fataawa
  • Dawrooyin
  • Khudbado
  • Mashaaikhda
  • Ramadaan
  • Donate
Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 156aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 155aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 154aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 153aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 152aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 151aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 150aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 149aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 148aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 147aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 146aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 145aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 144aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 143aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 142aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 141aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 140aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 139aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 138aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 137aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 136aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 135aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 134aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 133aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 132aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 131aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 130aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 129aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 128aad Audio Sharaxa Kitaabka Riyaadu Saalixiin – Darsiga 127aad

Soonka

Su’aasha 37aad: Maalin Carafo ama Caashuuraa Haddii ay ku Beeganto Maalin Sabti Ma La Soomayaa?

Soonka Maalinta Caashuuraa

Suaasha 36aad: Gabadh lagu leeyahay bishii ramadaan soonkeedii wax ka mida shawaalkii ma soomi kartaa

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 35aad: Hadii lagu seexdo iyadoon ramadaan ahayn oo saqdii dhexe la ogaado in ay ramadaan tahay maxaa layelayaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 34aad: Qof weyn oo fidyo bixinayaa isagu qofkuu siiyay qofkale ma sii siin karaa hadii isagana ay tahay in uu fidyo bixiyo?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 33aad: Soon waajiba hadii ruuxa lagu leeyahay mid sunne ah ma soomi karaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 32aad: Waalidka markuu ruuxu ka soomaayo ma marka u dhinto ayuun buu ka soomayaa mise isaga oo noolna waa ka soomi karaa haduuna waalidku soomi karayn?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 31aad: Muxuu samaynayaa ruux ramadaantii hore wax ka tageen oo cudurdaar uga tagay dabadeedna ramadaantii kale u soo gashay?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 30aad: Qof weyn oo aan soomi karayn muxuu samaynayaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 29aad: Niyada soonka la niyaysanayo ma waxa igu filan habeenka u horaysa ee ramadaan in aan niyeeysto mise habeen walba in aan niyeysto ayaa laasima?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 28aad: Tukaamada waxa lagu iibiyaa caano iyo timir iyo waxyaabo kale oo raashimo ah oo bisil sida keega iyo saanbuusaha iyo waxa la midka ah ashyaada noocaasa ayaa la iibinayaa maalintii ramadaan muxuu xukunkeedu noqonayaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 27aad: Madaalicda kala duwan dadku miyay isku soomayaan mise iskuma soomayaan?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 26aad: Hadii wakhti khalad ah la adimo oo dabadeedna adimaadaa dadkii ay maqlaan oo ay ku afuraan maxay hadhoow dadkii yeelayaan markay ogaadaan in ay cadceedii soo jeedo wakhtigay wax cunayeen?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 25aad: Qofka soomani haduu istoobo soonkii ma ka jabayaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 24aad: Qofkii gaboobey ee maskaxdiisii isku daadatay wakhtiyada qaarna ay xasuustii u soo noqonayso in badana ay ka maqnaanayso muxuu xaalkiisu noqonayaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 23aad: Gabadha uurka leh iyo gabadha nuujinaysaa hadii ay ilmahooda u baqaan maxaa lagu yeelanayaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 22aad: Laba suaalood oo la xidhiidha salaada taraawiixda

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 21aad: Qunuuda taraawiixdu daliil miyay leedahay?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 20aad: Qofbaa wuu soomaa qaadkana wuu iibiyaa waxa uga soo baxana waa uu ku soomaa waanu ku afuraa waliba fidyana waa uu ka bixiyaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 19aad: Ruuxii suxuurta ka tagay oo badheedh uga tagay dabadeedna dhibaato badani ka soo gaadhay suxuurtaa uu ka tagay ma ku danbaabayaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 18aad: Nin xoolo xaaraana haysta ma laga shaqaysan karaa deetana taa ma lagu soomi karaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 17aad: Dadka gawaadhida kaxeeya gawaadhidaasoo u kala gooshaaya wadanka oo marna xagan jooga marna xaga jooga ma yeelanayaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 16aad: Ruuxa weyn ee da’da ah ee aan soomi karaynin ee ay ahayd in uu fidyo bixiyo hadii uu yidhaa wadaad masaajid tujiya yaan siinayaa ma ku baxaysaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 15aad: Xadiiska ku saabsan “Qofkii Bisha Ramadaan Habeenkii Salaada u istaaga isagoo rumaysan Ajarna Raadsanaaya”…. danbi dhaafkaasi miyuu u xasilayaa qofkii wax ka mid ah Ramadaan habeenkeeda salaad u istaagay?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 14aad: Ruuxii xanuun sanaaya oo jin ama sixir hayaa arinkaasina uu dhibayaa ma soomayaa mise waa afurayaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 13aad: Qofkii waalidkii soon lagu lahaa soon ramadaan cadadkiina aan garanaynin siduu uga soomayaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 12aad: Hadii uu ruux arko ruux is ilaaway oo wax cunaaya ama cabaaya ma la xasuusinayaa soonkii oo kadaa ma la odhanayaa mise waa loo daynayaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 11aad: Dadka meelaha dhibaatada badan ee aadka u kulul sida xeebaha oo kale ku soomayaa xaga fadliga miyay ka fadli badan yihiin kuwa kale?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 10aad: Dadka qaarkood oo cibaadada googooya xukunkoodu muxuu yahay?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 9aad: Ruux soomaaya soonkii ramadaan laakiin aan salaadii tukanaynin isaga xaalkiisa kawaran?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 8aad: Hadii qofku isagoo sooman uu qof kale dhiig ka keeno soonkiisii ma ka burayaa mise kama buraayo tusaale ahaan macalinku hadii isagoo sooman uu ardayga dhiig ka keeno?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 7aad: Wadamada qaarkood maalintii iyo habeenkii ayaa aad u kala badan markaa waxa Jira dad marka ay maalintu xagaa badantahay xagan yimaada oo ku sooma marka ay xagaa maalintu yartahayna xagaa jooga oo ku sooma soonkoodii muxuu noqonayaa? Ma la odhan karaa dadka jooga meelaha ay maalintu aadka u badantahay Mekkah ha la afuraan?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 6aad: Hadii ruux soon qale ah lagu lahaa sanadana ka soo wareegeen ma waxa lagu yeelanayaa qalahii kaliyaha mise qalaha fidyo ayuu raacinayaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 5aad: Waxan qaataa daawo indha  lagu dhibciyo maalintiina sadex goor ayaa qaataa arinta noocaasi ahi soonkaygii wax ma yeelaysaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 4aad: Qofbaa wuxuu suxuurtay eedaankii danbe isagoo moodaaya eedaankii hore in uu yahay waxaanu ogaaday markii danbe goortuu wax cunaayay in ay ahayd eedaankii danbe qofka noocaasa soonkiisii muxuu noqonayaa ?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 3aad: Xukunka Haweenayda Uurka Leh ee Soonku Dhib ku Yahay?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 2aad: Waxaan leeyahay xanuunka gaasteriga mana soomi karo oo intii aan dhakhtar u tegi kareyey waan u tegey xaalna u maan helin waxaan bixiya fidyo 100 dollar oo aan abtigey u diro ma iga ansaxeysaa?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh

Suaasha 1aad: Haddi ay gabadhu ogaato maghrib ka bacdi in dhiigii xaydku ka yimid ma waxa saaran maalinta in ay soomka soo celiso mise soomkeedu waa sax?

Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh
Dhammaan xuquuq dhowran 2016 © Manhaj online
Design iyo horumarinta Maisra