Haddi ay gabadh uur leh oo muslimad ah 3 week uurkeedu yahay ay dhakhaatiirtu yidhahdaaan waa in uurkaa laga soo rido hadii kale yada ayaa nafteedu khatar ku jirtaa maxaa la sameyneyaa? Fiqhi
Gabadha muslimada ah miyay u banaantahay iyadoo aanan ninkeedu ogeyn in ay bixiso xooleheeda ama dahabkeeda loo iibiyey si ay iskugu qurxiso ninkeeda? Fiqhi
Ma banaantahay cunidda hilibka xoolaha lagu suuxiyo korantada ama loo gowraco si aan waafaqsanayn shareecada islamka? Anagoo og in Alle noo baneeyay cunitaanka hilibka kuwa kitaabka la siiyay. Yacnii Nasaarada (kiristanka) iyo yahuuda. Fiqhi
Gabadh uur leh ayaa hal dalqad lagu furay, Kadibna way umushay. Markaa miyey u banaantahay ninkii furay mise uma banaana? Fiqhi