Manhaj Online | Manhaj Online | Manhaj Online |

Shabakada Mashaaikhda Dacwa Salafiyyah ee Soomaaliyeed

liiska

Fataawa

1. Sideenu ugu Jawaabnaa kuwa yidhaahda Saxaabada qaar ayaa ku baxay xukaamta?

Fataawa

2. Jawaabta maxay noqonaysaa shubhada ah Saxaabaduba Caqiidada way isku khilaafsanaayeen?

Fataawa

3. Jamaacaatka maanta jira ee muslimiinta gaalnimo ku xukuma, dila, khawaarij ma lagu sheegi karaa?

Fataawa

4. Shuruuda ay khilaafadu sax ku noqonaysaa waa maxay?

Fataawa

5. Waxan ay samaynayaan jamaacaatka jooga suuriya iyo ciraaq jihaad ma la odhan karaa?

Fataawa

6. Jihaadka dalabka iyo dafciga maxaa shuruud u ah?

Fataawa

7. Khilaafka u dhaxeeya jamaacada ictisaam iyo salafiyiinta ma caqiidaa mise waa suluuk?

Fataawa

8. Ma sax baa in ay jamaacada ictisaam ahayeen kuwii dhulka soomaaliya tawxiidka ku faafiyay?

Fataawa

9. Waa maxay mawqifka salafigu doorashooyinka ka dhaca wadamada islaamka?

Fataawa

10. Waa maxay tafsiirka saxda ah ee waafaqsan fahamka salafka ee lagu fasiraayo aayada macnaheedu yahay qofkii wax xukuma kuna xukuma wax khilaafsan kitaabka Alle waa gaal

Fataawa

11. Sideen Dhalinyarada uga ilaalinaa afkaarta lunsan sida gaalaysiinta iyo taxazubka?

Fataawa

12. Khawaarijta Zako ma la siin karaa?

Fataawa

13. Khawaarijta ma la gaalaysiin karaa?

Fataawa

14. balad kaan joogo waa amaan markaa nin baa leh maadaama xaakimka baladku ku xukumo dastuur waa gaal?

Fataawa

15. khawaarij iyo shiico kee khatar badan?

Fataawa

16. Dawladii Cuthmaaniya dadka qaar ayaa yidhaah waxaa riday muxammad cabdulwahaab iyo Sacuud?

Fataawa

17. Dawladaha Muslimiinta badankoodu xidhiidh ayay la leeyihiin gaalada taasi miyayna walaa ahayn?

Fataawa
Dhammaan xuquuq dhowran 2016 © Manhaj online
Design iyo horumarinta Maisra