Ra’yigaaga Ka Dhiibo Nashqaddan Cusub ee ManhajOnline

  Taariikhda daabacaadda :    Publisher :   Admin

24 thoughts on “Ra’yigaaga Ka Dhiibo Nashqaddan Cusub ee ManhajOnline

  1. Maa sha Allaah Tabaaraka Allaah.
    Waxaan leenahay Shabakada ManhajOnline Alle ha xifdiyo.

  2. asc wr wb
    ku: maamulka website ka fadlan anaga oo ah arday badan daalibul cilmi ah kuna xiran website ka waxaan codsaneynaa in sidiisi hore lagu soo celsho webka.sabab too ah sidaan waxaa ka wax badan ka fiican kana sahlan sidii hore,wax walba oo aan u baahano waan deg san jirnay.waxaan rajeyneyna inaad tixgali doontaan codsigeyaga mahadsanid asc wr wb

    1. Wacalaykumasalaam

      Walaal waad ku mahadsantahay codsigaaga laakiin waxaan idiin soo duubaynaa qaabka ugu fudud ee loo isticmaalo webka hadii aad tihiin dalabatu cilmi

      webkii qadiimka ahaa halkan kala soco http://www.manhaj.info

      1. wll ma aha in qofkasta sida ula wanaagsan in uu daddka ku qasbo
        marka sidaas awgeed waxaan mafh meyno
        ee sidii hore ayaanu doonaynaa
        hadaanu nah nay bahda afga kutaxan webk manhajonlien
        بار الله فيكم

  3. ASC sidii hore ayaa kawanaagsan sidann sabbabo awgeed …………………
    Bifadlikom kiii hore halaku soo celiyo

  4. Asalmu alkum.

    I am happy with the hard work your doing.

    This website is hard to use for iPhone iPod. The old website is better and more easier to see the links.

    I hope you add a question section so we can ask the Somali ulama,that’s all we need on manhajonline.info.

    Jazakallah kayran

  5. Scwwb walal fadlan sidii hore ku soo celiya duruus ayaanu ka dhagaysan jirnay sida tafsiirka shekh cukashe oo si wanaagsan u habaysnaa hada waanu la nahayba walal fadlan sidii hore noogu doo celiya jasaakumulaahu khayr scww .

  6. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Wll Website ka waad qurux seen,ماشاءالله
    Wll Waxaan idinka codsanlhaa inaad duruusta sh#barbaraawi sogalisaan Web ka, sida عقيدة السلف واصحاب الحديث ,الإبان الصغرى، اصول السنة للبربهاري شرح الورقات.
    📚

  7. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Walaal ingoo qadarinaya maamulka website ka aqoontayda IT duna yartahay waxaan qabaa in ay ku adkaanayso dad badan madamay isticmalaan araday badan oo joogta Somalia qabkan cusubi markaa waxaan qabaa in ay sidii hore fiicatahay

  8. As salaamu Alaykum Warahamtullaahi wa barakatuh Beautiful site..May Allaah Subhaanahu Wata’aalaa Bless This Website And Its Maintainers

  9. ASC walaalayaa waxaan kacodsaneynaa maa mulka manhjonlien in ay ku sooceliyaan si dii hore plz ku sooceliya

  10. Aslmucalaykum warmatulaahi wabarakaatu
    ugu horay waxan salaamayaa mamulka manhajonline siday ugu soogudbinayaan khayrka dadka
    waxan illahay iniga baryayaa in uu idinka abal mariyo;
    hadan muradkayga usoo dadago anig waxay ilatahay in sidaa lugudayo

  11. Assalamu Aleikum warahmatullahi wabarakatuhu
    maa shaa allah aad bey u wanagsan tahay naqshada, jazaakumullahu kheyran.

    mid baan fahmi waayay uun kaliya waana Tafsiirka waan waayay @sheikh Cukashe sey ku dhacday duruustii dhan kala maqan tahay, waxaan filayaa wali shaqo in ay ku socoto naloona dhameystiri doono in shaa allah.
    waxaan idiinka codsanaynaa tafsiirka inaad inoo hagaajisaan in shaa allah.
    Wassalamu Aleikum Warahmatullahi wabarakatuhu.

    1. wacalaykumasalaam wa raxmatulaahi wa barakaatuh

      wali shaqo ayaa ku socota oo ay ka mid tahay tafsiirka sheekh cukaasha iyo duruus kale.

      Raali noqda

  12. Asslamu calaykum walal waxaan filayaa in aadadaasheen laakiin sidi I horre ayaa ka sahlanayd oo ka fudayd marka la eego ardayda ku taxan webkan. Tusale ahaan arday aan ku taxay waxay shegeen in hadda ay hard ku noqotay wax badan sidaa awgeed fadlan dib Uga fiirsada sheikh Abdikarim tafsiirkiisa hadad haysaan soo geliya
    Jkhayre

  13. S/c ikhwaanii aad baan idiin salaamayaa alah yabaarik fiikum hawl fiican ayaad ka qabateen webka ilaahey ha idinka jazaai siiyo khutbadaha jimcaha soo geliya baarakalaahu fiikum muxaadarooyinka cusub darwooyinka .tafsiirka sheikh c/kariim xasan xoosh oo dhameys tiran hadaad haysaan .

  14. Asalaamu Alleykum

    Ahmeddek oo degen wadanka sweden.
    waxaan aad u salaamayaa walaaha isu hawlay page kan, waxaan ka mid ahaa walaalaha aad uga fa’iday pagekan ilaahay ha idinka abaalmariyo cid kasta oo ka gaysatay dadaal page kan, runtii dadka wadankii joogaa culimadii ayaa la joogta laakiin inta qurbaha joogta Manhajonline ayaa culimo iyo mucalinba noo ah, waxaan walaal codsanaynaa hadii ay macquultahay in aad sidii hore noogu soo celisaaan hadii qaabkan laftiisu aanu wali dhamaystirmin oo sidii aad ugu talo gasheen wali noqon idinkaa iska leh go’aanka.
    asalaamu allaykum warahmatulaahi wa barakaatu..

  15. بسم الله الرحمن الرحيم
    ugu horayn ilaahay ayaa mahad oodhan iska leh , mahada ilaahay kadib waxaan u mahad naqayaa walaalaha webkan gacanta ku haya runtii khayr aad u farabadan ayaad umada gaadh siinaysaan , waadacwad , aad iyo aad u laxaad leh hawsha aad umada uhaysaan ilaahay haydinku garab galo khayr oo dhana haydin waa fajiyo , in taa kadib waxaan walaall idinka cod san lahaa in aad webka u samaysaan mee shii casharada laga dejisan lahaa waayo hada waa dhgasi keliya , markaa waxaan jeclaan lahaa in aad arintaana noogu soo dartaan

  16. بسم الله الرحمن الرحيم
    ugu horayn ilaahay ayaa mahad oodhan iska leh , mahada ilaahay kadib waxaan u mahad naqayaa walaalaha webkan gacanta ku haya runtii khayr aad u farabadan ayaad umada gaadh siinaysaan , waadacwad , aad iyo aad u laxaad leh hawsha aad umada uhaysaan ilaahay haydinku garab galo khayr oo dhana haydin waa fajiyo , in taa kadib waxaan walaall idinka cod san lahaa in aad webka u samaysaan mee shii casharada laga dejisan lahaa waayo hada waa dhgasi keliya , markaa waxaan jeclaan lahaa in aad arintaana noogu soo dartaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *