manhajonline.com
Tafsiirka Suurah Al-Baqarah {197 ilaa 207} Sheekh Muxammad Haadi {رحمه الله} - Manhaj Online |
قوله تعالى: {الْحَجُّ أَشْهُرٌ مَّعْلُومَاتٌ فَمَن فَرَضَ فِيهِنَّ الْحَجَّ فَلاَ رَفَثَ وَلاَ فُسُوقَ وَلاَ جِدَالَ فِي الْحَجِّ} سورة البقرة: آية 197] “Xajku waa bilo la yaqaan, ee ruuxii isku waajibiya Xajka (Xajka xidha) bilahaas gudahooda, isutagid, fisqi iyo muran ma jiro Xajka dhexdiisa, waxaad fashaan oo khayr ah wuu ogaan Alle, ee sahay qaata, sahay tan […]