2 thoughts on “Tafsiir Suurah Al-Faatixah

  1. Salaamu calaykum walaalayaal ilaahay miisaanka xasanaadka ha idiinku daro , walaal waxaan hadda kahor Balkan kadajisan jiray muxaadaraad aan uqaybiyo dad ree miyi ah , lkn waxbaad kabadasheen waan garan waayay Halka laga soo dajiyo walaal waxaan idiinka baahanahay tilmaan

    1. wacalaykumasalaam

      Walaal Alle khayr haku siiyo. Waxaad samaysaa meesha download audio ku qorontahay right click saar oo ka dooro “download linked file ama download linked file as…”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *