Suaasha 7aad: Wadamada qaarkood maalintii iyo habeenkii ayaa aad u kala badan markaa waxa Jira dad marka ay maalintu xagaa badantahay xagan yimaada oo ku sooma marka ay xagaa maalintu yartahayna xagaa jooga oo ku sooma soonkoodii muxuu noqonayaa? Ma la odhan karaa dadka jooga meelaha ay maalintu aadka u badantahay Mekkah ha la afuraan?


Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh  {حفظه الله}

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *