https://manhajonline.com/audio/suaasha-47aad-gabadhu-haday-ninkeeda-furiin-waydiisato-waata-janadu-ka-xaaraan-ka-ah-wakhtigii-rasuulkana-scw-waxaa-dhacday-gabadh-saaxabiyad-ahi-inay-rasuulka-usheegtay-inay-nacday-ninkeedii/
Su'aasha 47aad: Gabadhu Haday Ninkeeda Furiin Waydiisato, Waata Janadu Ka Xaaraan Ka Ah, Wakhtigii Rasuulkana Scw Waxaa Dhacday, Gabadh Saaxabiyad Ahi Inay Rasuulka Usheegtay, Inay Nacday Ninkeedii, Kuna Yidhi Rasuulku _Salallaahu Calayhi Wasallam_ Ma U Celinaysaa Beertii Uu Meherka Kuu Siiyay, Haa Markay Tirina, Saxaabigii Ku Yidhi, Beertaada Qaado Oo Gabadhaa Iska Fasax. Markaa 2daa Xadiis Sidee Laysku Waafajinayaa?