Su’aasha 47aad: Gabadhu Haday Ninkeeda Furiin Waydiisato, Waata Janadu Ka Xaaraan Ka Ah, Wakhtigii Rasuulkana Scw Waxaa Dhacday, Gabadh Saaxabiyad Ahi Inay Rasuulka Usheegtay, Inay Nacday Ninkeedii, Kuna Yidhi Rasuulku _Salallaahu Calayhi Wasallam_ Ma U Celinaysaa Beertii Uu Meherka Kuu Siiyay, Haa Markay Tirina, Saxaabigii Ku Yidhi, Beertaada Qaado Oo Gabadhaa Iska Fasax. Markaa 2daa Xadiis Sidee Laysku Waafajinayaa?


Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi  {حفظه الله}

ka Jawaabida Su’aalaha Whatsappka Ee uu Ka Jawaabo Sheekh Barbaraawi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *