manhajonline.com
Su'aalo Ku Saabsan Soonka 6 Cisho Ee Shawaal - Manhaj Online |
Su’aalo Ku Saabsan Soonka 6 Cisho Ee Shawaal: Su’aasha 1aad: Soonka Xidhiidhinta shuwaalka Xadiiskani Miyuu soo guda gelayaa (صِيَامَ يَوْمِ السَّبْتِ لَا لَكِ وَلَا عَلَيْكِ) Su’aasha 2aad: Jimcaha soonka la soomayo shawaal dhexdiisa muxuu noqonayaa xukunkiisu? Su’aasha 3aad: Ma ka ajar badan yahay in 6 shawaal la soomo awalkeeda ta aakhir keeda la soomaa?