5 thoughts on “Sharaxa Cumdatul Axkaam – {Darsiga 1aad}

  1. MASHA ALLAAH.. AQII mashaaiqda kle mee cumdaha duubtay inoo so dhigde

  2. Wali maan arag shekhan sheekh lamid kutub badan halaga duubo ilahay haybad wuxu u siiyay in uu ka dhadhiciyo mansha allaaah ilahay waxa aan uga bar yayaa in uu janatul firdawsa ku casuumo

  3. Sheekh mahamed xuseen waa caalim wallee ilahay baa bara keeyay sheekh mansha allaaah shekhan kutub ha la waydiisto oo ha laga soo duubo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *