Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi  {حفظه الله}

{10-Ramadaan-1438}

One thought on “8. Sadex Arimood Oo Wax Halaaga

  1. Magaceega waaa Cabdiraxman waxaan ku noolahay muqdisho waxaan rabay in halkan lagu soo kordhiyo su aal weydiin bulshada ka imaaneeso iyo jwbaha culimada in lagu helo sida ugu dhaqsiyaha badan.
    Mahadsanidiin.
    Waxaan kaloo u baahnaaa in sheekhyadeena Sh Barbaraawi ama Sh cabdikarim Xasan xoosh in aan ka codsano iney talo guud iga siiyaaan sida aan cibaadada alle si saxan ku gudan laheeen iyo waxyaabaha naga saacidaayo in aan ku guduno.

    Waxaaan ka codsanayaa in ey si naxariis leh igu soo jawaabaan codsikegan.
    Mahadsanidiin markale bahda manhajobline

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *